At Sombeder, waxaanu bixinaa adeegyo degdeg ah, lagu kalsoonaan karo, iyo aamin ah xirmooyinka laga qaado Somaliland ilaa Ethiopia iyo caalamka oo dhan. Iyadoo aan ku siinayno gaadiid albaabka ilaa albaabka Kuu kenaya , raadraac Waqti Cayiman ah, iyo qiimo tartan leh, waxaan hubinaa in Alaabtadu Macmiil si nabad iyo waqtigii loo yaqaan ay gaaraan meesha ay u wadaagan yihiin..
At Sombeder Waxaanu markasta U heelanahay sidi aanu u gadhsiin lahayn Macaamisheyda Adeeg allaab qaadis oo hufan oo Degdegsiimo leh
Gaadhsiinta Adeeg Qaafista alabaha oo lagu Kalsoonaan karo Dhamaan Xuduudaha
Xalalka Adeeg Qaadista Alaabaha fudud Albaab ilaa Albaab Laguugu Keenayo
Isku Xidhka Bulshada iyadoo la adeegsanayo Gaarsiinta Xirmooyinkayga