Free+25263 8333356
Waxad si fudud uga goosan kartaa tikidhada sombeder adoo la soo degaya app ka sombeder taas ooo aad ku heleyso abaalmarin safar kasta 10%
Waxaad tikidhka u dalban kartaa adigoo so dejistey appka sombeder ama adoo booqanaya xafiisyadeena, wacaya xarunteena adeegga macaamiisha, ama adoo isticmaalaya mareegahayaga rasmiga ah.s
Haa, SomBeder Bus Service waxay muhiimad weyn siisaa waqtiga saxda ah si ay macaamiisheena ugu raaxaystaan safar aan dib u dhac lahayn.
Haa, waxaan bixinnaa adeeg VIP ah oo leh kuraas raaxo leh, qaboojiye (AC), iyo adeegyo dheeraad ah si safarkaagu u noqdo mid raaxo leh.
Xamuulka la qaadi karo waa mid waafaqsan xeerarka safarka, mana qaadno waxyaabaha halista ah sida walxaha qarxa, maandooriyaha, iyo waxyaabaha sharci-darrada ah.